Macluumaad ku saabsan cudurka sonkorowga/macaanka oo ku qoran luuqadaada.
Soo dejiso macluumaad ka hadlaya qaabka loo maareeyo sonkorowga, cuntada iyo nafaqada, dhaqdhaqaaqa jidhka iyo waxyaabo kale oo badan.
NDSS waxay adiga iyo xubnaha qoyskaaga siinaysaa adeegyo taageero oo lacag la’aan ah oo kala duwan, barnaamijyo, agabyo, iyo alaabooyin qarashkooda la kabayo iyada oo loo marayo NDSS si ay kaaga caawiyaan inaad qaabka ugu wanaagsan ula noolaato sonkorowga.
Waydii dhakhtarkaaga ama macalinka cudurka sonkorowga inuu kaa diiwaan geliyo NDSS. Tani waxay kaa caawin kartaa inaad maareyso sonkorowgaaga.
Waxaad ka wici kartaa khadka caawinta NDSS 1800 637 700 si aad u hesho macluumaad dheeraad ah. Ma u baahan
tahay turjubaan? Waxaad ka wici kartaa Adeegga Fasiraada iyo Turjumaada (Translating and Interpreting Service – TIS) 131 450. Sheeg luqadaada. Sug in lagugu xidho turjubaan, ka dibna usheego inay kuu wacaan 1800 637 700.
Type 2 diabetes – Nooca 2aad ee xanuunka macaanka


Type 2 diabetes: a quick guide
Nooca 2aad ee sonkorowga: tilmaamo kooban
Management and care – Maamulista iyo daryeelka

Your diabetes annual cycle of care
Daryeelka wareegtadaada cudurka sonkorowga ee sanadlaha ah

Managing hypoglycaemia
Maareynta hypoglycaemia (hoos u dhaca glucose ta dhiiga)

Diabetes and driving: a quick guide
Gaari kaxeynta iyo Sonkoroow ga: tilmaamo kooban

Diabetes and driving: a quick guide video
Gaari kaxeynta iyo Sonkoroow ga: tilmaamo kooban
Emotional health – Caafimaadka qiirada

When and how a psychologist can support me: a quick guide
Goorta iyo sida uu saynisyahan cilmi nafsiyeed ahi ii caawin karo: tlmaamo kooban
Physical activity – Dhaqdhaqaaqa jirka
